WAR DEG DEG:- Qarax Xoogan oo ka dhacay Baladweyne iyo Khasaaro ka dhashay

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Qarax khasaare geystay oo Caawa ka dhacay xaafada buundo weyn ee magaalada Beledweyne.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa la sheegaya in lagu weeraray bombo gacmeed , waxaana ka dhashay khasaare u badan dhaawacyo.

Kudhawaad 7 ruux ayaa ku dhaawacntay sida ay Risaala u sheegeen madax ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan.

Dadka Qaraxa ku dhaawacmay ayaa u badan u dumar , waxaana la sheegaya in ay caano ku gadaayeen goobta lagu weeraray bombooyinka.

la soco Wixii soo kordha…