DHAGEYSO XASAASI:- Siyaasiyiin Galmudug oo Colaada Gaalkacyo kaliya ku eedeeyay Puntland iyo Maxaabiista ay sheegatay Galmudug oo ay dalbadeen in la dilo

0

C/laahiah Cali Faarax Cunaaye oo ah mid ka mida Odoyaasha ka soo jeeda Gobolka Mudug Wareysi siiyey warbaahinta Dowladda Galmudug ayaa sheegey in nabada Gaalkacyo ay mirif kurideen maamulka puntland islamarkaana Dowlada galmudug god kuridayso.

Cunaaye Ayaa sheegey inay galmudug muddo Badan Ku baaqeysay nabada Gobolka balse maamulka puntland uu dhagaha ka fureystay sidaas darteena manta Gaalkacyo Nabadeeda ay ku jirto Qori caaradiis waa siduu hadalka udhigay Mr. cunaaye.

Dhanka kale Canaaye ayaa soo hadal Qaaday maxaabiista dhawaan ay soo bandhigtay Dowlada galmudug waxaana uu talo dheer ku soo jeediyey inaan la siiday madaama uu sheegey in rag hore lagu tirinayo inay dileen maamulka puntland kuwaas oo ay nolosha ku qabteen.

HALKAAN KA DHAGEYSO