AKHRISO:- Warqad uu qoray Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya oo lagu Amray Ugaas Xasan in..

0

Beesha Caalamka ayaa Warqad u dirtay Ugaaska Beesha xawaadle, Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, oo wali diidan  inuu aqbalo maamulka hir-shabeelle ee dhawaan lagu dhisay magaalada jowhar.

 

Warqadda oo uu ku saxiixan yahay wakiilka QM ee Somalia Michael Keating waxay ku taariikheysnayd 25-ka October. Waxaana Ugaaska loogu sheegay in lagu casuumay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

 

Keating ayaa warqadda ku sheegay in beesha caalamka ka walaacsan tahay xujada iyo dhibka laga maray sida dhismaha maamulka hir-shabeelle u noqday mid waqti badan ku lumay.