DAAWO:- Khudbada Madaxweynaha Galmudug uu ka jeediyay Xafladii Caaleemo Saarka ee Madaxda HirShabeelle

0

Akhristayaasheena Sharafta leh Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Khudbada Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed uu ka jeediyay Xafladii lagu Caleemo saaraayay Madaxda Cusub ee Maamulka HirShabeelle ee lagu qabtay Magaalada Jowhar.

Hoos ka Daawo Khudbadiisa oo dhameystiran:-