DAAWO:- Khudbada Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland uu ka jeediyay Xafladii Caaleemo Saarka ee Madaxda HirShabeelle

0

Akhristayaasheena Sharafta leh Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Khudbada Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan uu ka jeediyay Xafladii lagu Caleemo saaraayay Madaxda Cusub ee Maamulka HirShabeelle ee lagu qabtay Magaalada Jowhar.

Hoos ka Daawo Khudbadiisa oo dhameystiran:-