DAAWO:- Khudbada Xasan Sheekh Maxamuud uu Maanta ka jeediyay Xafladii Caaleemo Saarka

0

Akhristayaasheena Sharafta leh Waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Khudbada Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu Maanta ka jeediyay Xafladii lagu Caleemo saaraayay Madaxda Cusub ee Maamulka HirShabeelle ee lagu qabtay Magaalada Jowhar.

Hoos ka Daawo Khudbada Madaxweyne Xasan Sheekh:-