DAAWO MUUQAAL CAJIIB AH:- Sheekh Maxamed Idris oo runta u sheegay Shacabka Magaalada Gaalkacyo

0

Sheekh Maxamed Idiris oo ka mida culimada Soomaaliyeed ayaa farriiin damqasho ah u soo diray dadka ku dagaalamya magaalada Gaalkacyo.

Sheekha oo farriintan duubay isagoo ku sugan magaalada Wiesbaden-Mainz ee dalka Jarmalka oo ah magaalo u kala qeybsan laba gobol oo federaal ah ayaa tusaale u soo qaatay nolosha magaaladaas ka jirta iyo sida Soomaalidu isugu dileyso dhulkooda iyagoo isu ehel iyo qaraabo isu ah.

Sheekhu wuxuu si kulul uga hadlayaa dadka madaxda Soomaalida ka dhigeen ee qandaraaska ku qaatayd daadashada dhiiga dadka, waxana uu reer Gaalkacyo u sheegay inay iska qabtaan kuwa Qandaraaska ku qaatay Daadinta Dhiigooda.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=331WUNgRZRE