DAAWO QOSOLKAN:- Madaxweyne Xasan Sheekh,”Anigu Qooto Qooto Kuma Jiro Waxaan Ahay Kii Saxda ahaa”

0

Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa isaga oo lahalayey,Koox dhalinyaro ah oo ku sugan xarun tababaro,ayaa Sheegay in hadii mid kamid ah dhalinyaradaas uu tago  Dukaan  uu Kish Shamiito ah ka rabo la ogaanayo in uu yahay ruuxii saxda ahaa iyo in uu yahay QootoQooto wuxuuna hadalkan Noqday mid Warbaahintu aad u soo Xigato.

HALKAAN KA DAAWO