DAAWO SAWIRADA:- Maxaa u qabsoomay Dowladda Federaalka Soomaaliya Isbuucii la soo dhaafay?..

0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.

Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; 35 Xildhibaanada Aqalka Sare oo la doortay,

Madaxeynaha Dowlad Goboleedka HirShabelle oo la doortay,

Madaxweynaha oo xariga ka jaray Mashruuca Nadaafada Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha oo kulamo lagu xalinayo colaadda Gaalkacyo la qaatay madaxda Galmudug iyo Puntland,

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka oo Shirka Horumarinta Dalka Gudoomiyey,

Wasaarada Maaliyada oo dardargelineysa ururinta canshuuraha,

Waddooyin laga dhisayo magaalada Cadaado oo la dhagax-dhigay,

Booliska ilaalinaya Doorashooyinka oo tababar loo furay,

Booliiska oo tayeynaya nidaamka Baarista Danbiyada.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

weekly2-1 weekly3 weekly4 weekly8 weekly9