DAAWO SAWIRO:- Sawiro Qurux badan oo laga soo qaaday Beerta Nabada ee Muqdisho

0

Waxaan Halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Sawiro laga soo qaaday Beerta Nabada oo ka mid ah Goobaha Dalxiiska ee ku yaalla Muqdisho.

Beerta Nabada ayaa waxa ay ku taalla Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho Waxaana Maalin walbo usoo damaashaad taga boqolaal dadweyne ah.

Hoos ka Daawo Sawiro Shalay oo Jimco ahayd laga soo qaaday:-

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 30 31 32 33 34

35

Xigasho Sawirada Wakaalada Sonna