DAAWO WARBIXIN XIISO LEH:- Mooto Bajaajta oo si Xowli ah ugu shaqeysa Magaalada Jowhar

0

Adeegsiga Mooto Bajaajta ayaa waxa ay ku soo badaneysaa Xaafadaha iyo Wadooyinka Magaalada Jowhar.

Sidoo kale waxaa lagu raacaaa qiimo yar oo ka hooseysa qiimaha Magaalooyinka kale ee Dalka Sida Magaalada Muqdisho.

Hoos ka Daawo Warbixi laga diyaariyay:-