DAAWO:- Xaguu marayaa Dhismaha Maxjarka Puntland ka dhiseyso Gaalkacyo ee Dagaalka Sababay?

0

Dhismaha MAXJARKA Xoolaha ee maamulka Puntland uu ka dhisayey magaalada Gaalkacyo ayaa hada soo gaaray Meel gabo-gabo ah, waxaana la sheegay inayna Saamayn ku yeelan dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo.

Sidoo kalana waxaa Halkaasi ka hadlay Qaar kamid ah Dad waynaha ku dhaqan magaalada Gaalkacyo iyo Xubnaha Dhismahaasi gacanta ku haya, waxayna sheegeen inayna ahayn meel ciidan dagayo ee ay tahay meel Xoolaha loogu tala galay.

HALKAAN KA DAAWO

https://www.youtube.com/watch?v=Xs9iJSRhrxU