DHAGEYSO:- 70-qof oo Xaaladooda Caafimaad laga deyrinaayo iyo Dhaqaatiirta Mudug oo….

0

Deegaanka Dhinawda oo hoos taga degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa xiligan waxaa ka taagan shuban biyood kaas oo waxyeelo u gaystay dadka deegaankaasi.

Dr: Maxamuud Shiikh Cabdulaahi oo kamid ah dhaqaatiirta la tacaalaysa caafimaadka dadkaasi ayaa sheegay inuu shubankan yimid kadib markii dadkaasi ay cabeen biyo dhanaan oo wasakhaysan sida uu sheegay.

Dad kor u dhaafaya 70 Qof ayaa Shuban biyoodkaasi uu soo ritay

HALKAAN KA DHAGEYSO