DHAGEYSO:- Arrin aan Wanaagsaneyn oo laga soo sheegayo Magaalada Burco

0

Waxaa Maalmihii dambe Magaalada Burco ee gobolka Tog dheer ku soo badanaayay dhalinyaro Xilliyada Haweenka ah dhac u geysta dadka Shacabka ah eek u nool Magaaladaasi.

Sidoo kale dhalinyarada dhaca geysta ayaa waxa ay ku hubeysan yihiin Tooreey, Baankado iyo qalab kale oo wax lagu dilo.

Odayaasha iyo dadka Caadiga ah ee ku nool Magaalada Burco ee gobolka Tog dheer aya Maamulka Degmada, kan gobolka iyo Saraakiisha Ciidan ugu baaqay iney wax ka qabtaan arrimahaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-