DHAGEYSO:- Axmed Muumin Seed oo ka soo horjeestay doorashadii ka dhacday Magaalada Hargeyso

0

Axmed Muumin Seed Guddoomiye ku Xigeenka Xisbiga Mucaaradka ee Wadani ayaa ka soo horjeestay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Wadani ee Magaalada Hargeyso lagu qabtay.

Waxa uu sheegay in si Cadaalad ah uusan u dhicin shirkaasi isla markaana uu ka soo horjeedo qaabkii loo abaabulay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-