DHAGEYSO:- Barlamanka Puntland oo Kalafadhigiisa uu u Xayirmay Arimo ku Saabsan Dagaalka Gaalkacyo iyo madaxweynaha Puntland oo Diiday in Xarunta Barlamanka uu Yimaado

0

Waxaa maanta dib udhac ku yimid kalfadhigii 38aad ee barlamaanka , kaasi oo looga hadli lahaa  Dagaalada ka Soconaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug

Shirka oo lagu wadey inuu daahfuro madaxweynaha Cabdiweli Maxamed Cali  aya Sida la Sheegay u Ganbiyay Barlmaanka Madama Beelaha ka Soo jeeda Gaalkacyo ay Abaabuleen Mooshino ka DHanka Gaas Madama  Dagaalka Gaalkacyo Sida ay Shegeen  uu hurinayo , Belaha aya ka Horjeeda in  Ciidamada Garoowe laga keenay ay Sii Joogaan Gaalkacyo

Baarlamaanka Puntland oo inta badan shacbiga Puntland ku dhaliilaan in ay hawshooda shaqo gudan waayeen ayaa hadda dardar cusub la soo baxay.

Xildhibaan Saciid Cabdi Samatar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland lana hadlay Warbaahinta ayaa eedeyn u jeediyay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-