DHAGEYSO Barnaamij Gaar Ah:- Xafladda Furitaanka Iskuulka Bilaal Ee Magaalada Caabudwaaq.

0

Xaflad lagu Daahfurayay Sand Dugsiyeedka 2016-2017 ee Schoolka Bilaal Caabudwaaq ayaa Maanta lagu qabtay Gudaha Hoolka Iskuulka.

Xafladda waxaa kasoo qayb galay Arday, Macalimiin, Waalidiin, Masuuliyiin iyo Marti Sharaf kale, iyadoona lasoo jeediyay Khudbado kala duwan.

Hadaba Xafladaasi waxaa Barnaamij Gaar ah inooga Diyaariyay Wariyaha Allgalgaduud Media ee Magaalada Caabudwaaq.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya