DHAGEYSO BARNAAMIJ GAAR AH:- Xusuusta 21 OKTOOBAR 1969 Iyo Curashadii Dawladdii Kacaanka Ee U Hogaaminayay AUN Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.(Waxbadan Ogoow)

0

Waxaa halkan idiinku soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo Warbaahinta Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media ugu talagashay akhristeyaasheeda oo ku saabsan Xusuusta 21 OKTOOBAR 1969 iyo curashadii Dawladdii Kacaanka ee uu hogaaminayay Allahala u Naxariistee Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare.

Allaha U Naxariistee Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre iyo xubnihii golaha sare ee Kacaankii Barakeysnaa, waxay dalka iyo dadka Soomaaliya u horseedeen Gobanimo iyo sharaf gaarta dhamaan gayiga ummada Soomaaliyeed.

Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaariyay Wariyaha Allgalgaduud Media Cumar Laki Man isagoo ku sugan xafiiskeena warqabadka ee gudaha magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO BARAAMIJKAN GAARKA AH


bar8
xhks

si

si1

siad_barre_003

 

siad_sallasse

so

 

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya