DHAGEYSO:- Cabdi Qeydiid oo u Hanjabay Saraakiisha iyo Ciidanka Mareykanku Xukumo oo ku Sugan Magaalada Gaalkacyo, sheegayna iney ka aarsan doonaan

0

Siyaasi Cabdi Cawaale Qeydiid ayaa u Hanjabay Ciidanka Mareykanka ee ku Sugan Magaalada Gaalkacyo, waxa uuna sheegay in ay Weerari doonaan.

Siyaasi Cabdi Cawaale Qeydiid ayaa sidoo kale sheegay in ay aad ugu xun yihiin in Saraakiisha Mareykanka ay weli ku adkeysanayaan in ay dileen Al-Shabaab balse ay ka xun yihiin hadalkaasi ka soo baxay Saraakiisha Mareykanka.

Waxa uu tilmaamay in uu ka shaqeynayo sidii loo taageeri lahaa ehelka Ciidankii lagu laayay duleedka Magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-