DHAGEYSO:- Cali Ameeriko “ Dowladda Soomaaliya Wey ku Fashilan tahay Sugida amaanka Dalka, iyo Barnaamijkii dib u heshiisiinta”..

0

Musharraxa Madaxweyne Maxamed Cali Ameeriko ayaa sheegay in dowladda waqtigeedu dhamaaday ay ku fashilantay Sugida Amniga Gobolka Banaadir Inkastoo uu xusay in Ciidamada ammaanku yihiin kuwa dadaalaya.

Waxaana Musharraxu Carab dhaway in Ciidamadu aysan Xuquuqda u helin sidii loogu tala galay.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhaca Qaraxyo iyo Dilal Qorsheysan kuwaas oo Masuuliyinta dowladda ay  aalaaba Cambaareeyaan balse aanu waxba laga qaban marka loo eego sida ay isaga sii socdaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-