DHAGEYSO:- Faah Faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya Dagaal Culus oo ka dhacay Baardheere iyo Khasaaro ka dhashay

0

Dagaalkan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Kenya iyo Xarakada Al Shabaab ayaa waxuu ka dhacay Duleedka Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa sida la tilmaamay qarxay Degaanka Juungal kadib markii Diyaaradaha Dagaalka ee Dalka Kenya ay duqeymo xoogan ka geysteen tuulada Cali Xareed oo ku dhow Degaanka Jaangul.

Degaanka Juungal ayaa qiyaas ahaan 20Km waxuu u jiraa Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-