DHAGEYSO:- Dowladda oo sheegtay iney dhiira gelineyso Ganacsatada yar yar iyo sharci gooni oo loo sameeyay

0

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in Dowladda ay dhiira gelineyso ganacsatada Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in ganacsatada loogu baahan yahay in dhalinyarada Soomaaliyeed shaqo u abuuraan isla markaana ay maalgeliyaan.

Waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay in meel loogu soo wada jeesto hormarinta ganacsiga Soomaaliyeed.

Shalay ayay ahayd Markii Magaalada Muqdisho laga furay shir loogu hadlaayay hormarinta Ganacsiga Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-