DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Xamar Weyne oo ka warbixiyay amaanka guud ee degmadaasi

0

Guddooomiyaha Degmada Xamar weyne ee Maamulka Gobolka Banaadir Saciid C/qaadir Saciid oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in amaanka degmada uu yahay mid wanaagsan.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa ka warbixiyay sida uu u shaqeeyo Suuqa Xamar weyne iyo Bacadlaha weyn ee degmadaasi.

Waxa uu shacabka ugu baaqay in laga wada shaqeeyo hormarinta iyo Nabadeynta degmada Xamar Weyne.

Hoos ka Dhageyso Codka:-