DHAGEYSO:- Gudoomiyaha Gobolka Baay oo sheegay inuu yahay Musharax Xildhibaan ee Aqalka Hoose

0

Gudoomiyaha Gobolka Baay C/rashiid C/llaahi Gooni ayaa Magaalada Beydhabo kaga dhawaaqay inuu yahay Musharax Xildhibaan ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxa uu ka sheekeeyay sababta keentay inuu xilkan isku soo sharaxo isagoo ah Guddoomiyaha Gobolka Baay.

Waxa uu sidoo kale ka sheekeeyay waxyaabaha uu qaban doono hadii uu ku guuleysto xilkaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-