DHAGEYSO:- Imaamka Guud ee Beesha Abgaal oo u Hanjabay Madaxweynaha Puntland, uguna baaqay Inuu gfaraha kala baxo..

0

imaam Xirsi oo ka Mid ah  imaamada  Soomaaliyeed ayaa digniin culus u jeediyay maamulka Puntland ee uu hoggaamiyo  Madaxweynaha Puntland.

Imaam Xirsi Faarax  Imaamka guud ee beesha Abgaal hiraab ayaa sheegay in beesha Muddulood haddii ay dagaalka soo gasho aysan ka sokeynaynin magaalada Boosaaso oo hadda ay maamusho Puntland waxaana uu wax lala yaabo uu ku tilmaamay hadalada ka soo baxaya puntland

Imaamka ayaa muujiyay in magaalada Gaalkacyo ay tegi karaan ciidamo kale  Balse Waxa  uu Shegay in Dagaal aysan Wax Faaido ah lahayn.

Hoos ka Dhageyso Codka:-