DHAGEYSO:- Jubbaland oo sheegtay iney ka qeyb qaadaneyso Joojinta dagaalka Gaalkacyo

0

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubbaland C/qaadir Luga dheere oo la hadlay Warbaahinta ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ay sameeyeen wax laga xumaado.

Waxa uu sheegay in dagaalka ka soconayo Gaalkacyo uu yahay mid Siyaadeysan isla markaana ay ka xun yihiin.

Waxa uu sheegay in Maamulkooda Jubbaland uu ka qeyb qaadanayo Joojinta dagaaladaasi.

Hoos ka Dhageyso Codka:-