DHAGEYSO:- Maamulka Gobolka Banaadir oo baaq Nabadeed u diray dhinacyada Gaalkacyo ku dagaalamaya

0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa baaq nabadeed u diray Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug, uguna baaqay iney nabada iyo Xasiloonida ka shaqeeyaan.

Xoghayaha Guud ee Maamulka Banaadir Maxamed Amiin Sheekh Cilmi ayaa sheegay in aysan wanaagsaneyn in dhiiga shacabka Gaalkacyo la daadiyo.

Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Xoghayaha:-