DHAGEYSO:- Maxaadan Ogeyn oo ka dhacay Dalka Kenya?..

0

Tababar socday Muddo 3 bilood ah oo ay ka qeyb galeen Wasaarada Maaliyada, Wasaarada Batroolka, Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha iyo Wasaarada Haweenka ayaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Nairobi.

Sidoo kale Tababarka waxaa ka qeyb galay Xubno ka socday Maamul goboleedyada Dalka iyo Ururada bulshada.

Tababarkaan ayaa waxaa lagu barnaayay arrimo la xiriira Batroolka iyo Macdanta iyo arrimo kale.

Xoghayaha Joogtada ee Wasaarada Macdanta iyo Batroolka ee Xukuumada Soomaaliya Jamaal Qaasim Mursal ayaa ka warbixiyay ahmiyada Tababarkaan.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay ujeedada laga lahaa Tababarkaan iyo sida uu ku soo dhamaaday.

Hoos ka Dhageyso Codka:-