DHAGEYSO:- Odayaasha dhaqanka ee ku nool deegaanada Koofur galbeed oo go’aano ka soo saaray qaabka loo wado Xulista Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka

0

Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka ku nool deegaanada Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay halka ay mareyso Xulista Xildhibaanada aqalka sare iyo aqalka Hoose ee Baaralamaanka Cusub.

Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka ayaa sidoo kale sheegay in koox uu hogaaminayo Shariif Xasan Sheekh aadan ay doonayaan in ay lumiyaan Xubin ay ku leeyihiin aqalka sare.

Waxa ay Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya ugu baaqay in uu faraha kala baxo xulista Xildhibaanada labada aqal.

Hoos ka Dhageyso Codka:-