DHAGEYSO:- Siyaasi Xaaji Yaasiin oo baaq kulul u diray Madaxda Puntland iyo Galmudug

0

Siyaasi Xaaji Yaasiin Maxamed oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in loo baahan yahay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalada ka soconayo Magaalada Gaalkacyo.

Waxa uu ku baaqay in labada Maamul ay si deg deg ah ku joojiyaan dagaalka oo aan mar kale lagu dagaalamin.

Waxa uu xusay in Madaxda labada Maamul ee Puntland iyo Galmudug loogu baahan yahay in ay dhago u yeeshaan baaqa ka soo baxaya beesha Caalamka iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

Hoos ka Dhageyso Codka:-