DHAGEYSO WAR CUSUB:- Sarkaal Puntland oo ku Hanjabay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu ugu tagayo Muqdisho Gacantana ku soo dhigayo

0

Talyaha Ciidamada Kumaandooska Puntland Col, Jimcaale Jaamac Takar ayaa markale uga waramay saxaafada dagaalkii dhexmaray ciidamada Puntland iyo Galmudug.

Col, Jimcaale Jaamac Takar ayaa guulo badan ka sheegtay Dagaaladii ugu dambeeyay oo ay la galeen Ciidamada Galmudug.

Jimcaale ayaa dhan kale weerar ku qaaday Madaxweynaha Saomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu sheegay inuu gacanta kusoo dhigayo uguna tagayo Muqdisho.

HALKAAN KA DHAGEYSO