DHAGEYSO WARBIXIN:- Yaa Maalgeliya Ololaha Doorashada Somalia, Xagee ayeyse Lacagta ka imaaneysaa ?

0

Doorashada ka dhacaysa Soomaaliya ee labada Aqal ee Baarlamaanka iyo tan Madaxweynennimada ayaa abuurtay dhaqaale badan oo soo gala saaxada siyaasadda. Lacagtaasi ayay ololayaashooda u adeegsanayaan musharrixiinta kala duwan si loo soo doorto.

Haddaba xaggee ayey lacagtan ka imanaysaa?

HALKAAN KA DHAGEYSO WARBIXIN KU SAABSAN ARINTAASI