DHAGEYSO WAREYSI:- Maamulka Galmudug oo sheegtay inay dileen Madaxii Saadka Ciidamada Puntland Maxaabiis badan ay hayaan

0

Afhayeenka Ciidanka Galmudug Maxamed Cali Ruush oo Waraysi siiyay Warbaahinta ayaa ka hadlay Guul uu sheegay in ay ka Gaareen Dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo isagoona soo hadal Qaaday Dagaalka Sababihii uu ku Bilowday

Maxamed Cali Ruush ayaa Sheegay in Ciidanka Galmudug ay ku jiraan Difaac isla markaaana ay aysan diyaar u ahayn in weeraro ay qaadaan balse waxa uu tilmaamy hadii uu dagaal lagu soo qaado in ay ka jawaabi doonaan ciidanka galmudug sidii horay looga bartay, Waa siduu hadalka u dhigaye.

Waxa uu shegay sidoo kale in dagaalkii Shalay inuu ku dhintay saraakiil sar sare oo ka mida ciidanka puntland waxana uu xaqijiyay in dagaalka uu dhintay.

HALKAAN KA DHAGEYSO