DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Wasiir Ku Xigeen ka tirsan Maamulka Galmudug oo Iscasilay

0

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Bay’adda Dhirta iyo Daaqa ee Dowladda Gobaledka Galmudug ayaa shaaca ka qaasday  inuu iska casilay xilkii uu u haayay Maamulka Galmudug.

Cabdi Fataax Maxamuud Axmed, Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay inuusan jirin culeys uu la kulmay, balse iscasilaadiisa ay salka ku hayso arimo ku aadan shaqsiyadiisa.

Xildhibaanada iyo Wasiirada ka tirsan Maamulka Galmudug, ayaa ah kuwa aanan laheyn macno badan, iyadoo Xildhibaano badan iyo Wasiiro ka tirsan Galmudug ay ku sugan yihiin Muqdisho, dariiqyadana lagu arko iyaga oo lugeynaya.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maamulka Galmudug, wuxuu ka dhigay mid fadhiid ah oo aan horay u socod laheyn.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka Iscasilay aan la yeelanay:-

qafiifow