DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Yaa ku filan Xalinta Dagaalada Gaalkacyo ?

0

Iyadoo Dhawaan Maamul Gobaleedyada Galmudug iyo puntland ay Xiisada Magalada Gaalkacyo u Xil Saareeen Gudiyo ka Wada Xaajooda Xalinta Dagaalaa ku soo Laab Laabtay Magalada Gaalkacyo aya Arintaasi waxa ka Hadlay Qaar ka mida Nabadoonada Puntland oo ka Mid ah Gudiyo Puntland ay soo Magacawday.

Nabadoon Mursaan Xuseen o ka Mida Odayasha Waqooyiga Gaalkacyo aya Ka Hadlay Dagaalada Gaalkacyo iyo Xiisadaha Wali Taagan Waxana Hadalkiisa uu ku adkeeyay in Dagaalka iyo Xiisada Gaalkacyo lagu Qaboojin karo oo kaliya in Odayasha loo daayo.

Wax uu soo Hadal Qaaday arimo horay gaalkacyo uga dhacay ka hor inta aan la aas aasin mamul gobaleedyada waxana uu tilmaamay in arimahasi oo dhan odayaasha ay xalin jireen.

HALKAAN KA DHAGEYSO