DHAGEYSO:- Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo sheegay in la diyaariyay Ciidamo gaar ah oo Al-Shabaab la dagaalama

0

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Dowladda ay diyaarisay Ciidamo gaar ah oo ka hortaga Weerarada Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato u geystaan dadka shacabka ah isla markaana ay ka hortagayaan.

Waxa uu tilmaamay in shacabka Soomaaliyeed loogu baahan yahay in meel loogu soo wada jeesto dagaalka Al-Shabaab.

Hoos ka Dhageyso Codka:-