DHAGEYSO:- Wasiiro Dowlaha Waxbarashada Soomaaliya oo ka hadlay Arrimo Xasaasi ah, Fariina u diray Hay’addaha Waxbarashada dalka

0

Wasiiro Dowlaha Wasaarada Waxbarashada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Bille Nuur ayaa amaanay Waxbarashada iyo dadaalka Gabdhaha Sooomaaliyeed.

Wasiiro Dowlaha Waxbarashada ayaa sidoo kale sheegay in Gabdhaha Soomaaliyeed ee Jaamacadaha ka qalin jibiyay o\in loo diyaarinayo Barnaamijyo lagu hormarinayo aqoontooda.

Waxa uu xusay in ay muhiim tahay in wax la Gabdhaha Soomaliyeed maadaama sida uu sheegay ay laf dhabar u yihiin dadka iyo dalka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-