DHAGEYSO:- Wasiiro ka tirsan Khaatumo oo ka hadlay abaaraha ka jira deegaano ka tirsan Sool iyo Sanaag

0

Guddigii Madaxweynaha Maamulka Khaatumo u Mahacaabay wax ka qabashada abaaraha ka jira deegaanada Maamulka Khaatumo ayaa ka warbixiyay ilaa hada waxyaabihii u qabsoomay.

Guddiga ayaa sheegay in abaarta ugu daran ay ka jirto deegaano ka tirsan Gobolka Sool.

Hoos ka Dhageyso Codka:-