DHAGEYSO:- Xildhibaan Nadiifo “ Aqoonta Haweenka Soomaaliyeed Waa Ebar, Dowladduna iney hormariso diyaar uma ahan”..

0

Wasiirkii hore ee Wasaarada Howlaha Guud ee Xukuumadii Ra’isal Wasaare C/weli hadana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Eng Nadiifo Cismaan Xasan ayaa sheegtay in Haweenka Soomaaliyeed aysan hada heysan waxbarasho ku filan.

Waxa ay sidoo kale sheegtay in ay ku dadaalayaan in la kordhiyo tayada iyo aqoonta Haweenka Soomaaliyeed.

Eng Nadiifo ayaa si cad u sheegtay in Dowladda ay ka gaabisay hormarinta Haweenka Soomaaliyeed, waxayna ku baaqday in meel loogu soo wada jeesto Taageerada Haweenka Soomaaliyeed.

Hoos ka Dhageyso Codka:-