DHAGEYSO:- Xukuumada Somaliland oo 4 Milyan oo Dollar ku Wareejisay Guddiga doorashooyinka

0

Xukuumada Maamulka Somaliland ayaa lacag dhan 4 Milyan oo dollar ku Wareejisay Gudiga doorashooyinka Somaliland.

Lacagta ayaa waxaa loogu tala galay in Guddiga doorashooyinka ay ku qabsadan howlaha la xiriira Doorashooyinka ka dhacaya deegaanada Somaliland.

Waxaa Warbaahinta si Wadajir ah ula hadlay Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland iyo Wasiiro Dowlaha Madaxtooyada Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-