Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Jaamac Halane Diini (Waandaa).

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa marka ay ahayd taariikhda 25-10-2016 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Allaha u Naxariistee Marxuum Jaamac Halane Diini (Waandaa).

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Jaamac Halane Diini (Waandaa), waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Halane Diini, Reer Jaamac Halane Diini (Waandaa), gaar ahaan Farxaan Jaamac Halane Diini iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Jaamac Halane Diini (Waandaa), waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Jaamac Halane Diini (Waandaa), waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Jaamac Halane Diini (Waandaa) janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.

إِنَّ للهِ ما أَخَذ، وَلَهُ ما أَعْـطـى، وَكُـلُّ شَيءٍ عِنْـدَهُ بِأَجَلٍ مُسَـمَّى.فَلْتَصْـبِر وَلْتَحْـتَسِب. أَعْظَـمَ اللهُ أَجْـرَك، وَأَحْسَـنَ عَـزاءَ ك، وَغَفَـرَ لِمَـيِّتِك

tacsiii