Hay’adda NISA oo ka jawaabtay Warqad lagu baahiyay baraha bulshada

0

Hay’adda Nabd sugida iyo  sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa jawaab kulul ka bixisay Warqad been abuur ah oo maalmihii lasoo dhaafay dhex wareegaysay baraha bulshada.

Hay’adda Nabad Sugida Soomaaliya ayaa sheegay in website-yadii daabacay warkaasi looga baahan in ay soo cadeeyaan.

Hay’adda Nabd sugida ayaa wacad ku martay in ay tilaabo ka qaadi doonto dadkii ku dhaqaaqay falkaasi been abuurka ah.

Hoos ka Akhriso Warqada:-

caddayn-warqad-been-abuur-ah-768x1065-1