Madaxweynaha Galmudug oo Hakiyay Shaqada Hay’addaha kala duwan ee Maamulka Galmudug

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta Wareegto ku Hakiyay Shaqada Hay’addaha Kala duwan ee Maamulka Galmudug inta ay dhaceyso Doorashada Soo socota.

Hoos ka Akhriso Warqada:-

hakin