Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Afhayeenka Cusub ee Galmudug

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Galmudug.

Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa loo magacaabay C/laahi Xaashi Faarax.

Hoos ka Akhriso Warqada ka soo baxday Madaxweyne Guuleed Xafiiskiisa:-

roba

 

qqqqqqqq