TOOS U DHAGEYSO:- Dhacdooyinka Maanta Iyo Caabudwaaq, Xusuusta Kacaanki 21 OKTOOBAR, Wasiiro Ka Tirsanaa Galmudug Oo Is Casilay Iyo Wasiiro Kale Oo La Filayo Inay Is Casilaan.

0

Caabudwaaq, 22-ka OKTOOBAR-2016:—-Kulanti Wacan Dhagaysteyaal iyo Akhristeyaal Shabakada Caalamiga ah ee Allgalgaduud Media waxa ay Idiin soo Gudbinaysaa Barnaamijkii “Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq” oo ah Barnaamij Habeen Walba aan ku Faaqidno Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay ee ka dhacay Deegaanada Waqooyiga Galgaduud.

Barnaamijkeena waxaa caawa kusoo qaadanaynaa Qaar kamid ah khudbadihii Ugu Muhiimsanaa Ee Allaha U Naxariistee Madaxweyne Maxamed Siyaad Iyo Wasiiro Ka Tirsanaa Maamulka Galmudug Oo Is Casilay Iyo Kuwo Kale Oo La Filayo Inay Is Casilaan.

Baraamijkan ayaa waxaa si toos ah uga dhageysan kartaa habeen walba shabakada caalamiga ah ee Allgalgaduud Media marka laga reebo habeenka Jimcaha ee Sabtida soo galeyso.

Waxaa Barnaamijkeena soo Diyaariyay Halkaana kasoo Jeedin doona Wariyaheena Cumar Laki Man isagoo ku sugan magaalada Caabudwaaq.

Halkaan Hoose ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta iyo Caabudwaaq.

Wariye Cumar Siciid Cabdiraxmaan (Laki Man)
Xafiiska Warqabadka Allgalgaduud Media
Caabudwaaq, Soomaaliya