TOOS U DHAGEYSO:- Galmudug Oo Guulo Ka Sheegatay Dagaaladii Maanta Ka Dhacay Gaalkacyo "Waa Nala Soo weeraray, Waana Ka Guuleesanay".

0

Waxaa maanta dagaal xoogan uu ka dhacay gudaha magaalada gaalkacyo dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada maamulada Galmudug iyo Puntland.

Dagaal oo aan la xaqiijin ciidanka bilaabatay labada dhinac balse dadka kooban eek u harsan magaalada ayaa mar qurasaakay ka war helay dhawaqa risaas xoogan iyo sidoo kale madaafiic dhinacyada ay isku dhaafsanayeen magaalada.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cadaalada Maamulka galmudug Maxamuud guure ayaa sheegay in dagaalka ay soo qaadeen ciidanka puntland islamarkaana haatan dagaalka uu istaagay isagoona wasiir ku xigeenka tilmaamay in ay la wareegeen fariisimo ay ciidanka puntland kaga sugnaayeen galbeedka magaalada gaalkacyo.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media