TOOS U DHAGEYSO:- Haweenka Gobolka Mudug oo Fariinn Nabadeed u diray Dhinacyada Ku dagaalamaya Magaalada Gaalkacyo.

0

Qaybaha kaladuwan ee bulshada magaalada Gaalkacyo ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen uga hadlay xaalada magaalada Gaalkacyo iyo dagaalada xiligan ka socda xal buuxa looga gaari lahaa.

Ururadaha Haweenka iyo Dhalinyarada gobolka Mudug ayaa kulankan Baaqa ah ka sheegay inaysan Marnba u dulqaadan doonin dagaal ka socdo magaalada Gaalkacyo lasii huriyo islamarkaana hadii la joojin waayo ay faraha la geli doonaan.

Maanta ayaa markale waxa Magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug ku wada dagaalamay ciidamo kal taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug taas oo meesha ka saareysa wada hadaladii laga hdex wada laabda Maamul.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO