TOOS U DHAGEYSO:- Nabadoon Xaad "Dagaalka Gaalkacyo Waa Mid Siyaasadeesan".

0

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa waxa uu sheegay inay baaq u dirayaan dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo.

Nabadoo Xaad ayaa dhanka kale waxa uu sheegay in dagaalka Gaalkacyo uu yahay mid siyaasadeesan.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO