TOOS U DHAGEYSO:- Puntland " Dagaalka Maanta Waxaa Ka Qayb Galay Ciidamada NISA, Al Shabaab Iyo Maleeshiyo Beeleedyo".

0

Wasiirka Degaanka Durjoogta iyo Dalxiiska dowlada puntland Cali Cabdullahi Warsame oo galabta shirjaraa.id ku qabatay magalada Galkacyo ayaa ka hadalay dagalkii manta ka dhacay magaalada.

Wasiir Cali ayaa shegay in dagaalka aysoo qadeen wuxuu ugu yeeray huwanta oo ah ciidamada dowlada faderalka NISA, Alshabaab iyo malayshiyaad beleed.

Wasiirka ayaa sidoo kale shegay in Wasiirka Amminga Galmudug uu yahaya Alshabaab islamarkaan uu qaybkulahaa Dagaaladii bishii March ee sanadkaan lagusoo qaaday Garmaal suuj iyo garacad.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media