TOOS U DHAGEYSO:-Shacabka Puntland sidee ayay u arkaan Xiisadaha Seddex Todobaad ka Oogan Magaalada Gaalkacyo.

0

Shacab Ka Dhaqan magalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa Siyaabo Kala Duwan uga Hadlay Colaada Seddex Todobaad Jirsaday ee ka Aloolsan Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug.

Inta badan Shacabka aad ayay uga Xun yihiin Dhiiga ku Daadanaya Magaalada Gaalkactyo, waxayna Dhinacyada ku Hardamaya Magaalada ugu Baaqeen in Deg-deg loo Joojiyo Colaadaasi Waliba Si Shuruud la’aan ah.

Hadaba waa Kuwaan Qaar kamid ah Shacabka Garoowe oo Ka hadlaya Arimahaasi.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO